Deero

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Jaad ugaarta ka mid ah, cawsha ka yar, dib gaaban, dhinacyada laba diillimood oo madow ku leh oo raxan-raxan isu raacda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deero

dhegcas | gaban | gaban | goonnidaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg