degad
(m.l)

ld degasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degad

degadduub [m.l]
Suuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.

degasho [m.f.dh]
eeg dego. ld degad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg