degdegid
(m.f.dh)

eeg degdeg². ld deddegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degdegid

kaadsanla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Sugid la'aan, ku degdegid (wax).

kaadsiinyo [m.l]
Ku degdegid la'aan.

deddegid [m.dh]
ld degdegid.

haliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Ku h.: wax si xad dhaaf ah ugu degdegid (sida wax heliddood ama qof wax gaarsiintii).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg