Deleb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayaar tammaanka u eg oo qoryo qalbacyo ah oo yaryar oo afar ah lagu cayaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deleb

case | dug | dur | tuux |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg