Dembaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dembi. ld dambaab¹, denbaab¹.
Dembaab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Dambi falid. ld dambaab², denbaab².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dembaab ↴
dambaab | dambaab | dambaabi | dambaabid | dambaabin | dambaabis | dambaabsii | dambaabsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg