Dembitir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baabi'inta raadka dembi la galay. ld dembitirid.

Dembitir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dembitir ↴

dambitir | dambitir | dambitirid | dembitirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg