deyid
(m.f.dh)eeg day. ld dayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deyid ↴
dayid [m.dh]
ld deyid.
hogbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
U h.: wax samayntooda isku deyid.
kitaabdeyid [m.f.dh]
eeg kitaabday.
qordi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg