deynso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Lacag iwm cid ka amaahasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deynso

deynsasho [m.f.dh]
eeg deynso. ld deynsad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg