dhaabad
(m.dh)

1. Ballan. 2. Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaabad

dhaabadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.

dhaabadeyn [m.f.dh]
eeg dhaabadee. ld dhaabadays.

dhaabadeys [m.l]
ld dhaabadeyn.

dhaabadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).

dhaabadeysnaan [m.f.dh]
eeg dhaabadeysan. ld dhaabadeysnaansho.

dhaabadeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaaba- deysnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg