Dhaaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Wax meel lagu dhaabay noqosho.
Dhaaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Wax meel lagu dhaabay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaban ↴
dhaabmid | dhaabnaan | rukuman |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg