Dhaaclaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaclaysan

dhaaclaysnaan | dhaalcaysan | dhaclaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg