Dhabaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sacab, durbaan iwm oo ciyaar, hees iwm loo tumay oo aan laysla helin. 2. Dhiin yar, baaldacarka fiiddiisa ku samaysma, sida malabka u macaan oo la cuno.
Dhabaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bqay, -baqday; -bqi)Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid.
dhabaq*
halaysan, la wasakheeyay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabaq ↴
dacar | dhabaqsan | dhabaqsanaan | dhabaqsanaansho | dhabaqsasho | dhabaqso | dhabaqtir | dhabaqtir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg