Dhabaqtir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dhabaqtirid.
Dhabaqtir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax dhabaqsan dhabaqa ka saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabaqtir ↴
dhabaqtiran | dhabaqtirid | dhabaqtirnaan | dhabaqtirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg