Dhabar-garaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac¹.
Dhabar-garaac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaac².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabar-garaac ↴
dhabar-garaacasho | dhabar-garaacid | dhabar-garaaco | duud-garaac | duud-garaac | duud-garaacasho | duud-garaacid | duud-garaaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg