Dhabarjab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dh. ah: hawl culus oo lagu daalo. 2. Dh. ah: arrin aan lagu guulaysan. 3. ld dhabarjabid.

Dhabarjab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Ku dh.: hawl culus ku daalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabarjab

dhabarjabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg