Dhabarjebin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Heerka bislaanshaha miraha ee gahayrnimada ka dambeeya.

Dhabarjebin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg dhabarjebi. ld dhabarjebis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabarjebin

dhabarjebis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg