Dhacar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cagaar soo baxa waqtiga jiilaalka ah. 2. Dhirta dhulka oomanaha ah ka baxda oo biyaha badan, oo xoolaha daaqayaan oomin. 3. Xoolaha, oo dhirta jaadkaas ah, la daajiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacar

adaahi | dhacarad | dhacarasho | dhacarato | dhacari | dhacarin | dhacaris | dhacaro | dhacarsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg