Dhadhaab-shiileed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhaab-shiileed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg