Dhadhaab-shileed-hoose

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)

(jool.) Dhadhaabo shiileed oo ku qaboobey (adkaaday) dhul aad u hooseeya, halkaas oo qaboobiddu gaabiso, macdanaha kala duwan ay waqti qaadato wirqeysigooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhaab-shileed-hoose


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg