Dhadhab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.

Dhadhab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood. 2. Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhab

alalad | alalad | dhadhabid | gaantay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg