alalad
(m.l)1. Riyo; dhadhab. 2. Qaraw. 3. ld alaladid.
alalad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Qarwid; dhadhabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alalad ↴
alaladi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka a.: cid alal ka keenid. ld alaladsii.
alaladid [m.f.dh]
eeg alalad². ld alalad¹ (3).
alaladin [m.f.dh]
eeg alaladi. ld alaladsii.
alaladsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld alaladi.
alaladsiin [m.f.dh]
ld alaladin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg