Dhafaruur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafaruur

dhanfaruur | gahayr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg