Gahayr

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay. 2. G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay. 3. Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.

Gahayr

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.

Gahayr

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Miro curdan dhaafid. 2. Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gahayr

gaahi | gaahiir | curdan | dhabarjebin | gahayrid | gahayroobid | gahayrow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg