Dhagax-lool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Dhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagax-lool


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg