Dhagax-xameetiyeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Wax adag oo ka sameysan midableyda xameytida, kolesterool, iyo cusbo kaalshum, kuna sameysmi kara xameytihaysta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagax-xameetiyeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg