Dhakafaarsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhakafaarsan

dhakafaarsanaan | dhakafaarsanaansho | dheg-kafaarsan | dheg-kafaarsanaan | dheg-kafaarsanaansho | dhekafaarsan | dhekafaarsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg