dheg-kafaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld dhakafaarsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheg-kafaarsan

dhakafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.

dhakafaarsanaan [m.f.dh]
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.

dheg-kafaarsanaan [m.dh]
ld dhakafaarsanaan.

dheg-kafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaarsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg