Dhalan-geddis-hiddoside
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)(baay.) Isbeddel degdeg ah oo lama filaan ah oo ka dhexdhaca walax hiddo side ah oo unug. Kaas oo ku keeni kara iyada iyo unugyada kale ee laga soo dhiraan dhiriyeyba inay kaga beddelmaan muuqaalka iyo asawgaba nooca caadiga ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalan-geddis-hiddoside ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg