Dhalandhool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.

Dhalandhool

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalandhool

baqool | dhalandhooli | dhalandhoolid | dhalandhoolin | dhalandhoolis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg