Dhalandhooli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid qorrax kulul ku socodsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalandhooli

dhalandhool | dhalandhoolid | dhalandhoolin | dhalandhoolis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg