Dhalanrogan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Wax la dhalanrogay noqosho.
Dhalanrogan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax la dhalanrogay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalanrogan ↴
dhalanrogmid | dhalanrognaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg