Dhallinyarayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Dariiqadda hawsha xoqidda lagu cusboonaysiiyo, gaar ahaan waxaa lagu isticmaalaa webiyada, oo la yiraahdo waa la dhallinyareeyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhallinyarayn

moos-wabiyeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg