dhalow
(m.l)Qof aad u da'weyn oo carruuroobay.
dhalow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalow ↴
afdhalow [m.l]
Cudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ld afgorofow.
dhaloobid [m.f.dh]
eeg dhalow².
horudhalow [m.l] (-wyo, m.dh)
Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg