Dhammaag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhammaag ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg