Dhaqangeli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Sharci, barnaamij iwm hirgelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqangeli

dhaqangal | dhaqangelid | dhaqangelin | dhaqangelis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg