Dharab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni. 2. Rays aad u qoyan.

Dharab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Qoyaanka ku dul dhaca habeenkii dhulka dushiisa, amase waxyaalaha kale oo dhulka ku yaal ama dul saaran, sida cawska iyo caleemaha, waxaa qabooba oo dhibco noqda oo soo daata uumiga ku jira gibilka hoose ee dhulka korkiisa.

Dharab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhiriqda lo'da. 2. ld dhereb.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharab

dharab-barafeed | dharabo | dharaboobid | dharabow | dharabow | dharabsad | dharabsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg