Dharabow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur cagaha dadka ka gala oo u yeela barar iyo dildillaac oo ka dhasha dhiriqda iyo dhoobada.
Dharabow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Wax cudurka dharabowgu cagaha uga dhacay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharabow ↴
dharaboobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg