Dhasheeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Biyakuhar; balli; laas.

Dhasheeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

(juqr.) Dhulhoosaad fidsan oo had iyo goor wabax ah (ama aha sida biyo fadhiisiga, mar mar sidaa ah), waxana badanaa aad uga baxa deegaan, wuxuu marka u dhexeeyaa deegaan-biyood iyo biyo-fadhiisi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhasheeg

tayga |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg