Dhashuun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.
Dhashuun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay; -uumi)Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhashuun ↴
dhashuumid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg