Dhawaati
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
Dhawaati
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawaati ↴
dhawaatiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg