Dhawdhawle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawdhawle ↴
dhawdhawley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg