Dhawraarin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Wax, wax kale gaashaan dhibaato uga ah. ld dhawraarimo.

Dhawraarin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg dhawraari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawraarin

yacay | dhawraari | dhawraarimo | dheeh | dheeh | feer | toxob |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg