Dhawrso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin. 2. Wax ka cabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawrso ↴
dhawrsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg