Dhayal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cayaar; kaftan. 2. ld dhayalid. ld dheyal¹.
Dhayal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Cayaarid, kaftamid. ld dheyel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhayal ↴
dhayali | dhayalid | dhayalin | dhayalis | dhayalis | dhayalsad | dhayalsasho | dhayalsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg