Dheddin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheddin

dhiddin | murre |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg