Dheef-burburin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(baay.) Burburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, isugu beddelaan kuwo yar yar iyada oo la sii daynayo tamar. Neefsashada ayaa tusaale u ah falgallada taxana ah ee dh.b.ta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheef-burburin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg