Dheefsamayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(baay.) Samayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale oo noolayaasho ku jira ee laga samaynayo moolikiyuullo iyo walxo kale oo yaryar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheefsamayn

noola-ohis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg