Dheekaa

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geedgaab qodax aan lahayn oo miro macaan oo la cuno leh iyo xidid wax lagu daweeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheekaa


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg