dheelallow
(m.l)ld dheelallaabo.
dheelallow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-laabay,-lowday; -laabi)Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelallow ↴
dheelallaabid [m.f.dh]
eeg dheelallow². ld dheerallaabid.
dheerallow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld dheelallow².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg