dheelmataan
(m.l)Socod habeenkii la socdo. ld dheelmasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelmataan ↴
dheelmasho [m.f.dh]
eeg dheelmo. ld dheelmad, dheelmataan, dhelmatiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg